Home » Europe » Champions League » Messi, Tevez & Ribery Oo Hogaaminaya Kooxdii Ugu Fiicneed Lugta Labaad Wareega 16-ka Champiosn League

Messi, Tevez & Ribery Oo Hogaaminaya Kooxdii Ugu Fiicneed Lugta Labaad Wareega 16-ka Champiosn League


26C8582900000578-3001381-image-a-121_1426718162470

Xalay ayaa lasoo afjaray wareega 16-ka tartanka Champions League kadib markii ay dhameystirmeen sideeda naadi ee usoo gudbay wareega Quater Finalka, kooxaha Barcelona iyo Juventus ayaana ugu dambeeyay.

Hadaba labadii todobaad ee la ciyaaray lugta labaad ee wareega 16-ka ayaa koox laga sameeyay waxaana ugu badan Juventus oo laba xidig ku yeelatay, waana labadii xidig ee United soo maray Evra iyo Tevez.

Shaxda Kooxda:

Goolhaye:

Joe Hart (Manchester City)

Daafaca:

David Luiz (PSG) Aymen Abdennour (Monaco) Patrice Evra (Juventus

Khadka Dhexe:

Mario Suarez (Atletico Madrid) Casemiro (Porto) Ribery (Bayern Munich) Lionel Messi (Barcelona)

Weerarka:

Huntelaar (Schalke 04) Olivier Giroud (Arsenal) Carlos Tevez (Juventus)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>