Home » Maxaa Cusub » Michael Carrick Oo Laga Yaabo Inuu Ka Qeyb Qaato Kulanka West Brom

Michael Carrick Oo Laga Yaabo Inuu Ka Qeyb Qaato Kulanka West Brom


Carrick

 

Kubad Sameeyaha Manchester United Michael Carrick ayaa laga yaabaa inuu si layaab leh kaga soo muuqdo kulanka ay caawa kooxdiisa la ciyaari doonto West Brom kadib markii uu usoo kabtay si ka dhaqso badan sidii la filayay.

Manchester United ayaa marti u noqon doonta kooxda West Brom caawa kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska waxeyna Sportsmail fahantay in Louis Van Gaal uu liiska xidigaha wajahi doona West Brom ku daray Carrick.

Carrick ayaan wali kasoo muuqan Man United tan iyo markii Louis Van Gaal uu la wareegay maamulka kooxda United, waaxda caafimaadka ee kooxda ayaana ku amaanay xidigaan soo kabasashada dhaqsaha leh ee uu sameeyay.

Waxaa la filayaa inuu kusoo bilowdo kulanak Chelsea, balse kulanka West Brom wuxuu kusoo bilaaban karaa kursiga keydka, sidoo kale Young iyo Januzaj ayaa caawa diyaar u ah United.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>