Home » Maxaa Cusub » Muuqaal: R.v. Persie, Lampard, Welbeck & 11-kii Xidig Ee Kooxahooda Ku Dabaal Dagay

Muuqaal: R.v. Persie, Lampard, Welbeck & 11-kii Xidig Ee Kooxahooda Ku Dabaal Dagay


R.v. Persie

Danny Welbeck ayaa kasoo muuqday liis ka kooban 11-xidig oo lagu soo aruuriyay ciyaartoy ku dabaal dagtay koox ay ka tirsanaan jireen xili taasoo muujineysa iney dhamaatay xushmadii uu kooxdaas u hayay.

Welbeck ayaa gool ay qaladkiisa lahaayeen daafaca United ka dhaliyay kooxdiisii hore, wuxuuna goolkaas keenay in Arsenal ay u gudubto Semi finalka koobka FA Cupka.

Sidoo kale liiska waxaa kasoo muuqan doona R.v. Persie oo ku dabaal dagay kooxdiisii hore Arsenal, Frank Lampard oo isagoo ka tirsan Chelsea ku dabaal dagay kooxdisii hore West Ham, Adebayor oo ku dabaal dagay Arsenal isagoo ka tirsan Manchester City.

Ugu dambeyntiina waxaa liiskaan soo galay ciyaartoyda Wayne Rooney iyo Zlatan Ibrahimovic oo si waali ah ugu dabaal dagay goolal ay ka kala dhaliyeen Barcelona iyo Everton.

DAAWO MUUQAALKA:

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>