Home » Maxaa Cusub » Nicol reckons Oo Aaminsan In Raheem Sterling Uu Noqon Doono Flop-ka Manchester City

Nicol reckons Oo Aaminsan In Raheem Sterling Uu Noqon Doono Flop-ka Manchester City


Sterling

Halyeeygii hore kooxda Liverpool Nicol Recons ayaa aaminsan in wiilka ku caasiyoobay kooxda Reds Raheem Sterling uu raaci doono wadadii Shaun Wright-Phillips.

Sterling ayaa lacago waali ah ugu biiray kooxda Manchester City dhawaan wuxuuna Etihad Stadium ku tagay 49 Malyan Oo Pound, balse Recons ayaa qaba in xidigaan uu qaatay go’aankii uu sanadii 2005 qaatay Shaun Wright-Phillips kaas oo xiligaas 21 Malyan Oo Pound ugu biiray Chelsea.

“Marka uu tagay Sterling waxaan eegay xaalada Shaun Wright-Phillips, sabi aaday Chelsea, balse aan waxba ka sameynin ayuu ahaa” Ayuu yiri Nicol Reckons.

“Waa macquul in arintaas ay ku dhacdo Sterling”

“Waxey ku xiran tahay intuu ciyaaro, waana furaha lagu helo qibrada iyo wanaaga garoonka dhexdiisa ah”

“Xidig walba oo la ciyaara ciyaartoy wanaagsan wuu wanaagsanaadaa, balse waxey ku xiran tahay hadii aad ciyaarto”

Si kastaba Nicol Reckons ayaa daboolka ka qaaday in Sterling ay adag tahay inuu boos joogto ah ka helo kooxda Manchester City.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>