Home » Horyaalada » Bundesliga » Ozil Oo Fadeexad Dhexda Kaga Dhacay Wuxuuna Xiriir Qarsoodi Ah La Sameeyay Gabadh Ay Saaxiibo Yihiin Xidigii Hore Ee Bayern Christian Lell!!

Ozil Oo Fadeexad Dhexda Kaga Dhacay Wuxuuna Xiriir Qarsoodi Ah La Sameeyay Gabadh Ay Saaxiibo Yihiin Xidigii Hore Ee Bayern Christian Lell!!


Ozil

Sheeko Cusub oo aad u qaraar ayaa haatan kasoo ifbaxday dalka Jarmalka madaama daafacii hore ee kooxda Bayern Munich Christian Lell uu shaaca ka qaaday in Mesut Ozil oo qayaamo weyn u geestay.

Waxaana Ozil lagu eedeeyay inuu xiriir qarsoodi ah la sameeyay gabadha lagu magacaabo Melanie Rickinger oo ay saaxibo ahaayeen Christian Lell.

Lell ayaa aad uga carooday qayaanada uu Ozil ku sameeyay wuxuuna daafacan u sir baxay wargeska The Bild oo ah kan ugu caansan dalka Jarmalka.

Lell wuxuu yiri “Meusut wuxuu ka faa’iideestay magaca iyo caanimadiisa wuxuuna iga dul qaaday Melanie Rickinger oo xiriir wanaags naga dhaxeeyay”

“waxaan hayaa fariimo ay Whatsup-ka isku dhaafsadeen, anigana waxaa igu dhacday saaxiib la’aan madaama Ozil uu magaciisa ku jiitay Melanie Rickinger!”

“Waxaan ku tilmaami karaa Mesut inuu yahay mas waayo asigoo saaxiib la ah Mandy Capristo ayuu hadana qayaamay wuxuuna sameeyay ficil xun madaama uu saaxiibteyda Melanie Rickinger si qarsoodi ah xiriir hoore mudo ula waday!”

Sidoo kale sheekadan waxaa sii hurisay Lell saaxiibtiis Melanie Rickinger oo ku tilmaantay daafacan inuu waalan yahay balse waxay qiratay inay xiriir la laheed Ozil.

Waxayna tiri “Kama hadlaayo wixii na dhex maray Mesut balse waxaan la yaabay hadalada kasoo yeeray Lell oo sheegayo inuu aqristay msg-yada taleefonkeyga,waayo wax walbo waan tir tiray waxaaa ku tilmaami karaa shaqsi waalan oo iska hadlaayo!”

Sidoo kale Ozil ayaa arinkan ka gaabsaday balse waxaa ka hadlay wakiilkiisa Roland Eitel wuxuuna yir “arimahan oo kale kama hadleyno, waan la socon doonaa xaalada iyo sida wax loo dhahay, kadid sharciga ayaan u dacwoon doonaa hadii ay lagama maar maan noqoto”

Ozil talks to Capristo after Germany's World Cup final victory over Argentina in Brazil

Ugu dambeyntii Ozil gabadha uu haatan saaxibka la yahay Mandy Capristo ayaa iska diiday inay arimahan ka hadasho, gabadhan Fanaanada ah sidoo kalena kula nool Ozil magaalada London ayaa ka gaabsatay inay hadalkeeda ka dhiibato fadeexadan cusub ee dalka Jarmalka kasoo ifbaxday kuna wajahan Meut Ozil”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

One Response to Ozil Oo Fadeexad Dhexda Kaga Dhacay Wuxuuna Xiriir Qarsoodi Ah La Sameeyay Gabadh Ay Saaxiibo Yihiin Xidigii Hore Ee Bayern Christian Lell!!

  1. yuusuf nuur jowhar Reply

    15-October-2014 at 8:55 pm

    waa ben abuur laku fadexeynayo wilka muslimka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>