Home » Maxaa Cusub » Qiimeyn Lagu Sameeyay 10-ka Xul Ee Loo Sadaalinaayo Inay Ku Guuleesan Karaan Koobka Aduunka

Qiimeyn Lagu Sameeyay 10-ka Xul Ee Loo Sadaalinaayo Inay Ku Guuleesan Karaan Koobka Aduunka

Copacabana seashore Bird's-eye view Rio de Janeiro Brazil Sky Mountain Clouds Sea Beach Wave Parasol Sandy beach Building Resort. Image shot 2002. Exact date unknown.

Kadib markii ay soo dhameestirmeen 32-xul ee loo qori tuuri doono horaanta bisha December, sidii la wada filaayay xulalka aduunka ugu awooda badan ayaa usoo baxeen koobka aduunka oo sanadka dambe lagu qaban doono dalka Brazil, waxaa naga xasuusin ah in xulka Spain ay yihiin dalka tartankan difaacan doonaan halka Brazil ay dooneyso in markii ugu horeesay taariikh ahaan ay koobkan dahabiga ah ku qaadaan ciidooda hooyo hadaba waa kuma 10-ka xul ee loo sadaalinaayo inay koobka aduunka ku guuleesan karaan:

1)   Spain

2)   Germany

3)   Brazil

4)   Argentina

5)   Italy

6)   Uruguay

7)   Holland

8)   Portugal

9)   England

10)   France


Waxaa Aqrisay: (815)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>