Home » Maxaa Cusub » Radamel Falcao Muxuu Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Chelsea, Miyuuse Ku Biiri Doonaa Isbuucyada Soo Socda?

Radamel Falcao Muxuu Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Chelsea, Miyuuse Ku Biiri Doonaa Isbuucyada Soo Socda?


 

Weeraryahanka kooxda As Monaco Radamel Falcao ayaa shaaca ka qaaday inuu todobaadyada soo aadan ku biiri doono kooxda Chelsea.

Falcao oo 28-jir ah ayaa sanad u xun ku qaatay garoonka Old Trafford isagoo kaliya 4-gool u dhaliyay kooxdii uu ku sugnaa halka xili ciyaareed.

Inkastoo aan lagu amaanin bandhigii EPL-ka hadana Chelsea ayaa dooneysa iney tijaabiso nasiibkeeda xidigaan waxeyna dooneysa iney ka dhigto dooqa sadexaad madama Drogba uu ka tagayo kooxda.

“Waxan jeclahay inaan kasii ciyaaro England, kooxda aan ku biiri doonana waxaan go’aansan doonaa isbuucyada soo aadan” Ayuu yiri Falcao oo ka hadlayay wararka la xiriirinaya Chelsea.

Kooxda uu hogaamiyo Mourinho kaliya ayaana ah kooxda ilaa iyo haatan lala xiriirinayo waxaana arinta

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>