Home » Maxaa Cusub » Raheem Sterlin Haatan Waa Laacibak Ugu Qaalisan Xidigaha Da’dooda Ka Yar Tahay 21-Sano!

Raheem Sterlin Haatan Waa Laacibak Ugu Qaalisan Xidigaha Da’dooda Ka Yar Tahay 21-Sano!


sterling

Raheem Sterling waxaa £49m ku iibsatay naadiga Man City xidigan durba wuxuu ka noqday laacibka ugu qaalisan xidigaha dalka England kasoo jeedaan.

Haatana weeraryahankan ayaa noqday laacibka ugu qaalisan ee asigoo 21-sano da’diisa tahay ama ka yar tahay la iibsado taariik ahaan!

Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan xidigaha ugu qaalisan ee la iibsaday ayagoo da’dooda 21-sano tahay ama ay ka yar tahay:

Neymar: Santos to Barcelona

Lacagaha lagu iibsaday £48.6m, da’da uu jiray xiligaas 21-sano mushaarkiisa £150,000 todobaad walbo

Eden Hazard: Lille to Chelsea

Lacagaha lagu iibsaday £32.5m, da’da uu jiray xiligaas 21-sano mushaarkiisa £150,000 todobaad walbo

Mario Gotze: Borussia Dortmund to Bayern Munich

Lacagaha lagu iibsaday £32m, da’da uu jiray xiligaas 20-sano mushaarkiisa £115,000 todobaad walbo

Lucas Moura: Sao Paulo to Paris Saint-Germain

Lacagaha lagu iibsaday £31.8m, da’da uu jiray xiligaas 19-sano mushaarkiisa £82,000 todobaad walbo

Javier Saviola: River Plate to Barcelona

Lacagaha lagu iibsaday £29m, da’da uu jiray xiligaas 19-sano mushaarkiisa £90,000 todobaad walbo

Romelu Lukaku: Chelsea to Everton

Lacagaha lagu iibsaday £28m, da’da uu jiray xiligaas 21-sano mushaarkiisa £75,000 todobaad walbo

Luke Shaw: Southampton to Manchester United

Lacagaha lagu iibsaday £27m, da’da uu jiray xiligaas 18-sano mushaarkiisa £120,000 todobaad walbo

Wayne Rooney: Everton to Manchester United

Lacagaha lagu iibsaday £27m, da’da uu jiray xiligaas 18-sano mushaarkiisa £50,000 todobaad walbo

Anderson: Porto to Manchester United

Lacagaha lagu iibsaday £27m, da’da uu jiray xiligaas 18-sano mushaarkiisa £80,000 todobaad walbo

F.G: Mushaarka waa xiligii lasoo iibsaday xidigahan mushaarkii ay ku shaqo bilaabeen balse ma ahan mid ay haatan qaateen qaarkood.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>