Home » Horyaalada » La Liga Spain » RASMI: Arda Turan Haatan Waa Xidig Ka Tirsan Kooxda Barcelona & Heshiiska Uu Qalinka Ku Duugay

RASMI: Arda Turan Haatan Waa Xidig Ka Tirsan Kooxda Barcelona & Heshiiska Uu Qalinka Ku Duugay


Turan

Subaxnimadii saakay ayuu xidiga reer Turkey ee Arda Turan soo gaaray magaalada Barcelona ee gobolak Catalunya si uu u dhameystiro ku biiritaankiisa kooxda ka dhisan garoonka Camp Nou.

Turan oo Barcelona kaga yimid Atletico Madrid ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sano ah oo uu kusii joogayo kooxdan uu maamulo Luis Enrique.,

Maanta oo jimco ah ayaa xidigaan saxaafada loosoo bandhigayaa iyadoo bandhigiisa uu haatan socdo waxaana wali haray in la hor keeno Jamaahiirta Barcelona iyo sidoo kale inuu bixiyo wareysigiisii ugu horeeyay ka mid noqoshada kooxda Bulgarana.

Si kastaba Arda Turan wuxuu kooxda lasii joogi doonaa ilaa 2020, markaas oo uu dhacayo heshiiskiisa, waana xidigii labaad ee kusoo biira Barcelona waxaana kaga horeeya Alex Vidal.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>