FC Barcelona markeedii 5-aad ayay ku guuleesatay koobka horyaalada Yurub waxayna noqotay naadigii 5-aad ee 5-jeer ku guuleesato koobkan.
Waxaa horey 5-jeer iyo ka badan tartankan ugu guuleesteen kooxaha (Real Madrid, AC Milan, Bayern Munich iyo Liverpool).
Marka laga hadlaayo sida tartankan loogu bixiyay UEFA Champions League waxay Barcelona noqotay naadigii labaad ee 4-jeer ku guuleesato kaliya Real Madrid ayaa la mid ah.
Kooxda Barcelona haatan waxay ku koobab noqotay kooxaha Bayern Munich iyo Liverpool oo horey min 5-jeer tartankan ugu guuleesteen halka AC Milan ay heesato 7-jeer sidoo kalena Real Madrid 10-jeer ayay ku guuleesatay.
Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan mudo 60-sano ah ee tartankan la cayaarayo iyo kooxaha ugu badan ee ku guuleesteen:
Real Madrid CF 10 (13 finals)
AC Milan 7 (11 finals)
FC Bayern München 5 (10 finals)
FC Barcelona 5 (8 finals)
Liverpool FC 5 (7 finals)
AFC Ajax 4 (6 finals)
FC Internazionale Milano 3 (5 finals)
Manchester United FC 3 (5 finals)
Juventus 2 (8 finals)
SL Benfica 2 (7 finals)
FC Porto 2 (2 finals)
Nottingham Forest FC 2 (2 finals)
Borussia Dortmund 1 (2 finals)
Celtic FC 1 (2 finals)
Chelsea FC 1 (2 finals)
Hamburger SV 1 (2 finals)
FC Steaua București 1 (2 finals)
Olympique de Marseille 1 (2 finals)
Aston Villa FC 1 (1 final)
FK Crvena zvezda 1 (1 final)
Feyenoord 1 (1 final)
Marka laga hadlaayo sida tartankan loogu bixiyay UEFA Champions League iyo Kooxaha ugu badan ee ku guuleesteen hoos kaga bogo:
FC Barcelona 4 (5 finals)
Real Madrid CF 4 (4 finals)
AC Milan 3 (6 finals)
FC Bayern München 2 (5 finals)
Manchester United FC 2 (4 finals)
Juventus 1 (5 finals)
AFC Ajax 1 (2 finals)
Borussia Dortmund 1 (2 finals)
Chelsea FC 1 (2 finals)
FC Internazionale Milano 1 (1 final)
FC Porto 1 (1 final)
Olympique de Marseille 1 (1 final)