Home » Horyaalada » La Liga Spain » RASMI: Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Kulanka El-Clasico Oo La Shaaciyay

RASMI: Garsooraha Dhexdhexaadin Doona Kulanka El-Clasico Oo La Shaaciyay


Mateu Lahoz

Kulanka darbiga ah ee aadka loo wada sugayo ee El-Clasico ayaa dhici doona 22-ka Maarso wuxuuna ka qabsoomi doonaa garoonka Camp Nou.

Antonio Miguel Mateu Lahoz oo ka mid ah garsoorayaasha ugu caalamisan Spain ayaa loo magacaabay kulankaan waana isbuuca 28-aad ee kulamada horyaalka Spain.

Real Madrid ayaa koobab ku guuleystay finalka laba koob oo uu hayay garsoorahaan waxeyna labadaas ciyaar ku guuleystaay 2-1, waxeyna dhaceen 2013, Spanish Super Cup iyo Finalkii koobka boqorka ee 2014.

Xiriirka Spain ayaana maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in garsoore Antonio Miguel Mateu Lahoz uu dhexdhexadin doono kulankaas.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>