Home » Horyaalada » italian Serie A » RASMI: Isku Aadka Isreeb Reebka Koobka Aduunka 2018 Xulalka Yurub Oo Shaaca Laga Qaaday

RASMI: Isku Aadka Isreeb Reebka Koobka Aduunka 2018 Xulalka Yurub Oo Shaaca Laga Qaaday


2018

Xiriirka kubada cagta aduunka ayaa si rasmi ah u sameeyeen isku aadka isreeb reebka koobka aduunka 2018 qaybta qaarada Asia.

Hadaba 52-dal eek u mideesan xiriirka Yurub waxaa loo qeybiyay 9-guruub weliba 7-guruub waxaa ku midoobeen 6-xul halka 2-guruub ay ku midoobeen min 5-xul.

Hadaba isku aadkii xulalka reer Yurub loo sameeyay wuxuu ahaa mid xiiso badan waxayna xulalka isugu beegmeen sida hoos ku xusan:

Group A

Netherlands

France

Sweden

Bulgaria

Belarus

Luxembourg

Group B

Portugal

Switzerland

Hungary

Faroe Islands

Latvia

Andorra

Group C

Germany

Czech Republic

Northern Ireland

Norway

Azerbaijan

San Marino

Group D

Wales

Austria

Serbia

Republic of Ireland

Moldova

Georgia

Group E

Romania

Denmark

Poland

Montenegro

Armenia

Kazakhstan

Group F

England

Slovakia

Scotland

Slovenia

Lithuania

Malta

Group G

Spain

Italy

Albania

Israel

FYR Macedonia

Liechtenstein

Group H

Belgium

Bosnia and Herzegovina

Greece

Estonia

Cyprus

Group I

Croatia

Iceland

Ukraine

Turkey

Finland

F.G: 9-xul eek u guuleestaan hogaanka Guruubyada si toos ah ayay kaga qayb gali doonaan koobka aduunka ee sanada 2018 lagu balansan yahay Russia halka  sidoo kalena 8-xul ee ugu dhibcaha badan kuwa kaalimaha labaad galeen ayaa cayaari doonaan kulamo isku celis ah.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>