Home » Horyaalada » La Liga Spain » Rasmi: Josep Bartomeu Oo Dib Loogu Doortay Xilka Madaxweyne Ee Kooxda Barcelona Isagoo Ka Guuleystay Joan Laporta

Rasmi: Josep Bartomeu Oo Dib Loogu Doortay Xilka Madaxweyne Ee Kooxda Barcelona Isagoo Ka Guuleystay Joan Laporta


Josep Bartomeu

Josep Bartomeu ayaa mar kale loo doortay inuu madaxweyne ka noqdo kooxda Barcelona isagoo ku garaacay Joan Laporta.

52-jirkaan ayaa hogaamin doona kooxda Barcelona lixda sano ee soo aadan, wuxuuna helay codad gaaraya 54.63% codadka xubnaha kooxda.

Josep Bartomeu ayaa xilka madaxtinimo ee kooxda Barcelona qabtay sanadkaan kadib markii Sandro Rossel uu iska casilay xilkaan kadib fadeexad la xiriirtay habkii uu kula soo saxiixday Neymar JR.

Si Kastaba Josep Bartomeu haatan waa madaweynaha kooxda kubada cagta Barcelona waxaana madaxweyne cusub dib loo dooran doonaa 2021-ka markaas oo ku eg mudada lixda sano ah oo uu ninkaan heynayo xilka kooxda.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>