Home » Maxaa Cusub » Rasmi: Manchester City Oo Dhameystirtay Saxiixa Da’yarka Fulham Patrick Roberts

Rasmi: Manchester City Oo Dhameystirtay Saxiixa Da’yarka Fulham Patrick Roberts


Patrick Roberts.

 

Manchester City ayaa xaqiijisay iney gacanta kusoo dhigtay da’yarka kooxda Fulham Patrick Roberts.

Goal.com ayaa bishii hore shaacisay in Manchester City ay wadahadalo kula jirto Fulham sidii ay ugula soo wareegi laheed Patrick Roberts iyadoo dalab 5 Malyan oo Pound u gudbisay waxaana ay gaari kataa ilaa 10 Malyan Oo Pound marka lagu daro gunooyinka.

Patrick Roberts ayaa noqonaya xidigii sadexaad ee ay kooxdaan lasoo saxiixato waxaana kaga horeeyay kooxda Sterling iyo Delph waana xidigii Sadexaad oo u dhashay England sidoo kale.

18-jirkaan qudhiisa ma filanayo inuu boos ka helayo kooxda waaweyn ee Manchester City balse wali lama go’aamin hadii amaah lagu diri doono.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>