Home » Europe » Champions League » Rasmi: Massimiliano Allegri Oo Magacaabay Kooxda Juventus Ee Finalka Champions League-ga Wajaheysa Barcelona & Chiellini Oo Ka Maqan

Rasmi: Massimiliano Allegri Oo Magacaabay Kooxda Juventus Ee Finalka Champions League-ga Wajaheysa Barcelona & Chiellini Oo Ka Maqan


FBL-EUR-C1-DORTMUND-JUVENTUS

Kooxda Juventus ee finalka Champions League-ga wajahayesa Barcelona oo la magacaabay waxaana ka maqan daafaca reer talyaani Giorgio Chiellini kaas oo ka mid ahaa wiilashii ugu muhiimsanaa Bianconerri xagaagan.

Daafacan wuxuu dhaawac kasoo gaaray tababarkii Juventus ee talaadadii iyadoo ay waxyeelo kasoo gaartay kubka mana ku jiro 22-ka xidig ee Berlin ula safraya Juventus.

Andrea Barzagli ayaa ku jira kooxda Juventus ee Berlin aadeysa waana xidiga ugu cad-cad ee loo maleynayo inuu gali doono booskii Chiellini.

Kooxda Juventus Ee Wajaheysa Barcelona:

Buffon, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Morata, Tevez, Coman, Llorente, Barzagli, De Ceglie, Bonucci, Padoin, Pirlo, Vidal, Lichtsteiner, Sturaro, Storari, Matri, Evra, Rubinho, Pereyra.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>