Home » Horyaalada » La Liga Spain » Rasmi Xidigaha Kooxda Barcelona Oo Booqdeen Aqalka Cad (White House)!!

Rasmi Xidigaha Kooxda Barcelona Oo Booqdeen Aqalka Cad (White House)!!


Barca

Ivan Rakitic, Marc-Andre ter Stegen iyo Alen Halilovic ayaa fursad wanaagsna u heleen inay kusoo dalxiisaan soona booqdaan goobaha ugu caansan magaalada Washington DC.

Hadaba sedexdaan xidig ee kooxda Barcelona ka tirsan ayaa booqdeen aqalka cad (White House) ee looga arimiyo dalka Mareekanka.

Ivan Rakitic, Marc-Andre ter Stegen iyo Alen Halilovic ayaa u suura gashay inay soo arkaan aqalka uu dagan yahay madaxweyne Barack Obama.

Ivan Rakitic, Marc-Andre ter Stegen iyo Alen Halilovic ayaa ku faraxsan inay soo booqdeen aqalka cad ee madax weyne walbo ee dalka Mareekanka ah guri u ahaa laga soo bilaabo waagii madaxweyne John Adams uu xilka qabtay 1800 ilaa haatan.

Inkastoo madaxweyna Obama uu qaarada Afrika safar ugu maqan yahay hadana Ivan Rakitic, Marc-Andre ter Stegen iyo Alen Halilovic farxad gaar ah ayay u tahay inay hareeraha aqalka cad kusoo wareegeen.

Dhanka cayaaraha kooxda Barcelona waxay safarkeeda cayaareed kulan saaxiibtinimo la yeelan doontaa naadiga Chelsea waxayna ku wada cayaari doonaan magaalada Maryland.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>