Home » Europe » Champions League » RIKOOR: Andres Iniesta Oo Isha Ku Haya Inuu Barbareeyo Rikoor Uu Horay Uga Dhigay UCL Clerence Seedorf

RIKOOR: Andres Iniesta Oo Isha Ku Haya Inuu Barbareeyo Rikoor Uu Horay Uga Dhigay UCL Clerence Seedorf


Iniesta 2

Andrés Iniesta caawo wuxuu dhigaa iskoor cusub hadii uu kooxdiisa Barcelona kula guuleesto koobka horyaalada Yurub kulanka ay wajihi doonaan naadiga Juventus.

Andrés Iniesta ayaa noqon karo cayaaryahankii labaad ee ebid koobka horyaalada Yurub 4-Final oo kala duwan ah ku guuleesto.

Iskoorkan wuxuu u yaalaa halyee Clarence Seedorf oo horey 4-jeet tartankan ugu guuleestay waxaana ka hadleyaan waa marka loo bixiyay tartankan UEFA Champions League.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha ugu hanashada badan tartankan tan iyo markii loo bixiyay UEFA Champions League:

4 Clarence Seedorf (AFC Ajax 1994/95, Real Madrid CF 1997/98, AC Milan 2002/03, 2006/07)

3 Iker Casillas (Real Madrid CF 1999/2000, 2001/02, 2014/15)

3 Samuel Eto’o (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, FC Internazionale Milano 2009/10)

3 Fernando Hierro (Real Madrid CF 1997/98, 1999/2000, 2001/02)

3 Andrés Iniesta (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

3 Paolo Maldini (AC Milan 1993/94, 2002/03, 2006/07)

3 Fernando Morientes (Real Madrid CF 1997/98, 1999/2000, 2001/02)

3 Carles Puyol (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

3 Raúl González (Real Madrid CF 1997/98, 1999/2000, 2001/02)

3 Roberto Carlos (Real Madrid CF 1997/98, 1999/2000, 2001/02)

3 Víctor Valdés (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

Geeska kale hoos kaga bogo guud ahaan xidigaha ugu hanashada badan tartankan taariikh ahaantiisa waxayna kala yihiin:

6 Francisco Gento (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60, 1964/65)

5 Alfrédo Di Stefano (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60)

5 Paolo Maldini (AC Milan 1988/89, 1989/90, 1993/94, 2002/03, 2006/07)

5 José Maria Zárraga (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60)

4 Marquitos (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1958/59, 1959/60)

4 Phil Neal (Liverpool FC 1976/77, 1977/78, 1980/81, 1983/84)

4 Héctor Rial (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59)

4 Clarence Seedorf (AFC Ajax 1994/95, Real Madrid CF 1997/98, AC Milan 2002/03, 2006/07)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>