Home » Maxaa Cusub » RIKOOR: Goormaa Ugu Dambeysay Arsenal Iney Shan Kulan Oo Xiriir Ah Hal Line Up Kusoo Gasho

RIKOOR: Goormaa Ugu Dambeysay Arsenal Iney Shan Kulan Oo Xiriir Ah Hal Line Up Kusoo Gasho


XI

Tababare Arsene Wenger ayaa sameeyay rikoor hor leh oo dhanka safka hore ee kooxda ah madama uu shan kulan oo xiriir ah magacaabay hal koox.

Waxey aheyd markii ugu horeysay oo uu sidaan sameeyo Wenger, waxaana ugu dambeysay Arsenal oo shan kulan oo xiriir ah hal line up kusoo gasha sanadii 1994 inkastoo markaas uusan macalin u aheen kooxdaan Arsene Wenger.

Safkii Arsenal ee guuldarada kala kulmay xalay Swansea ayaana kusoo bilowday kulamadii ay Arsenal soo ciyaartay afartii kulan ee ka horeysay: Liverpool, Burnley, Hull City iyo Chelsea, sadex ka mid ah kulamadaas guulo ayey gaareen marka laga reebo barbardhicii Blues.

Arsenal

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>