Home » Maxaa Cusub » Robert Pires “Arsenal Waxay Ku Guuleesan Kartaa EPL Hadii Ay Khedira Lasoo Saxiixato”

Robert Pires “Arsenal Waxay Ku Guuleesan Kartaa EPL Hadii Ay Khedira Lasoo Saxiixato”


Sami

Halyeegii hore ee kooxda Arsenal Robert Pires ayaa aaminsan in kooxda Arsenal ay siweyn ugu baahan tahay saxiixa Sami Khedira wuxuuna ka dhawaajiyay in Gunners-ka xidiga kaliya ee ka dhiman inuu yahay laacibka reer Jarmal.

“Wenger wuxuu u baahan yahay saxiixa cayaaryahan weyn sidoo kalena karti badan sida Patrick Vieira oo kale waxaaa astaamahaas leh Sami Khedira”

“Bisha Janaayo hadii ay Arsenal lasoo saxiixato Khedira waan hubaa inay EPL ku guuleesan karto waayo xidig waaya araga ah sidoo kalena kubada si wanagsan u raaci karo waana laacibka dabooli karo meesha Arsenal ay ka maran tahay!”

Robert Pires ayaa aaminsan in Arsenal ay weli ka mid tahay kooxaha ku guuleesan karaan Premiership-ka England inkastoo Chelsea siweyn loogu sadaalinaayo hanashada EPL.

“waan ogahay in 9-dhibcoo ay haatan Arsenal ka hooseyso Chelsea balse weli waan ku guuleesan karnaa inkastoo ay dhib badan tahay hadana kubada cagta wax walbo ayaa laga filan karaa”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>