Home » Horyaalada » Bundesliga » Ronaldo Iyo Kroos Oo Hogaaminayaan Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Wanaagsan 5-Horyaal Ee Yurub Ugu Caansan

Ronaldo Iyo Kroos Oo Hogaaminayaan Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Wanaagsan 5-Horyaal Ee Yurub Ugu Caansan


Europe

Cristiano Ronaldo iyo Toni Kroos ayaa horkacayaan koox laga sameeyay xidigaha ugu wanaagsan 5-horyaal ee qaarada Yurub ugu caansan.

Xidigahan ayaa lagu soo xushay todobaadkan wacdaraha ay ka dhigeen horyaalada Yurub, waxaana xusid mudan in kooxda Real Madrid oo haatan La Ligaha Spain hogaamineyo inay 3-laacib kooxdan ku yeelatay.

Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan horyaalada Yurub oo hal naadi laga sameeyay:

Goolhaye: Brad Guzan (Aston Villa)

Daafaca: James Collins (West Ham), Sergio Ramos (Real Madrid), Serge Aurier (PSG), Christian Gunter (Christian Gunter)

Khadka dhexe: Toni Kroos (Real Madrid), Pawel Olkowski (FC Cologne), Tobias Werner (Augsburg), Hiroshi Kiyotake (Hannover 96)

Weerarka: Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Thomas Muller (Bayern Munich)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>