Home » Maxaa Cusub » Saadaasha Laga Bixiyay Kulamada 30-aad Ee Horyaalka EPL-ka Todobaadkan La Ciyaari Doono

Saadaasha Laga Bixiyay Kulamada 30-aad Ee Horyaalka EPL-ka Todobaadkan La Ciyaari Doono


EPL 2014-15

Waxaa todobaadkan la cayaari doonaa kulamada 30-aad ee Premiership-ka England kuwaas oo ah kuwo aan indhaha laga dhaafi karin gaar ahaan kulanka Anfield ka dhici doono kaasi oo dhex mari doono Liverpool Vs Man United.

Labadan koox booska 4-aad ayay isku heestaan waxayna naadi walbo rabtaa inay dhamaadka xili cayaareedkan ka mid noqoto kooxaha koobka Yurub aadi doono xili cayaareedka dambe.

Sidoo kalena Chelsea waxay dooneysaa inay kooxda Hull City cagta mariso si ay hogaanka EPL ula sii tago, kooxda Man City oo iyadana xaalka ku xun yahay waxay dooneysaa inay wadada guusha dib ugu soo laabato waxayna wajihi doontaa West Brom.

Dhanka kale Arsenal iyadana kulan qayaano ku dheehan waxay la cayaari doontaa naadig New Castle balse Wenger wiilashiisa wuu ku kalsoon yahay inay guusha sii wadi karaan

Guud ahaan hoos kaga bogo sadaasha laga bixiyay kulamada 30-aad ee Premiership-ka England:

Man City 2-0 West Brom

Aston Villa 2-1Swansea

Newcastle 0-2 Arsenal

Southampton 2-0  Burnley

Stoke 1-1 Crystal Palace

Tottenham 2-1 Leicester

West Ham 2-1 Sunderland

Kulamada Axada

Liverpool 2-0 Man Utd

Hull 2-0 Chelsea

QPR 1-2 Everton

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>