Home » Maxaa Cusub » Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada Horyaalka Premier League-ga Ee Isbuucaan La Ciyaarayo

Saadaasha Paul Merson Ee Kulamada Horyaalka Premier League-ga Ee Isbuucaan La Ciyaarayo


Merson

Qabiirka ciyaaraha ee Sky Sports Paul Merson ayaa todobaad walba cabira saadaashiisa ku aadan kulamada horyaalka Ingiriiska ee todobaad walba la ciyaaro.

Merson wuxuu todobaadkaan guulo u diiday kooxaha Chelsea iyo Man United oo ku ciyaari doona garoonka Stamford Bridge maalinta sabtida ah isagoo ciyaartaas barbaro ku saadaaliyay.

Sidoo kale Paul ayaa wadadii guusha dib ugu soo celiyay Manchester City oo axada iyana Etihad Stadium ku martiqaadi doonta kooxda West Ham madama uu saadaaliyay iney 2-0 ku badin doonto.

Hadaba Saadaasha Paul Merson ee kulamada Isbuuca:

Kulamada Sabtida:

Chelsea 1 – 1 Man United

Stoke 1 – 1 Southampton

Leicester 2 – 1 Swansea

Everton 3 – 1 Burnley

Crysal Palace 2 – 0 West Brom

Kulamada Axada:

Newcastle 1 – 2 Tottenham

Manchester City 2 – 0 West Ham

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>