Paul Merson oo ah saxafi ka tirsan Skysports ayaa todobaad walba aragtidiisa cabira isagoo saadaal ka bixiya kulamada isbuucaas la ciyaarayo horyaalka Ingiriiska.
Paul ayaa todobaadkaan guul u saadaliyay kooxda Manchester United iyadoo Old Trafford kusoo dhaweyn doonta kooxda ay dariska yahiin ee Manchester City.
Sidoo kale kooxaha Chelsea, Arsenal iyo Liverpool ayuu guulo u saadaaliyay inkastoo saadasha uu bixiyo saxafigaan 70% ay noqdaan kuwo dhaca.
Hadaba Saadashiisa Waa Sidatan:
Man United 2 – 1 Man City
QPR 0 – 2 Chelsea
Burnley 1 – 3 Arsenal
Liverpool 2 – 0 Newcastle
Tottenham 2 – 2 Aston Villa
Sunderland 1 – 2 Crystal Palace
Southampton 2 – 0 Hull City
West Brom 1 – 2 Leicester City
West Ham 1 – 1 Stoke City
Swansea 1 – 1 Everton
Horyaalka Ingiriiska ayaa maraya meel xasaasi ah iyadoo Chelsea ay tahay kooxda ugu cad-cad ku guuleysiga horyaalka Ingiriiska, balse tartan culus ayaa ka jira kaalmaha Champions League, waxaana isku heysta Arsenal, Man United, Chelsea iyo Liverpool.
Zaki Cade
10-April-2015 at 11:33 am
Babis 0 : 1 QPR
yasin dayr fik
10-April-2015 at 1:16 pm
man city 3 man u 1
Chelsea 1 QPR 2
arsenal 0 burl 0
lvp 2 newk 0