Home » Maxaa Cusub » Sawir: Taageere Liverpool Ah Oo Si Xirfadeysan Maaliyada Sterling Ugu Badalay Xidig Kusoo Fool Leh Anfield

Sawir: Taageere Liverpool Ah Oo Si Xirfadeysan Maaliyada Sterling Ugu Badalay Xidig Kusoo Fool Leh Anfield


Sterling INGS

Raheem Sterling ayaa u muuqda mid kasii huleelaya garoonka Anfield Road madama uu si hoose macalinkiisa ugu sheegay inuusan ku nagaan doonin gobolka Merseyside, balse taageere Liverpool ah ayaa barta twitter-ka soo dhigay sawir uu si xirfadeysan ugu muujinayo in Sterling uu ka hayaamay Anfield.

Sawirka sare kaaga muquda taageerahaan wuxuu magaca Sterling si xirfadeysan ugu badalay Danny INGS oo kusoo fool leh kooxda Liverpool sida la hadal haayo.

Xarfaha “Stgerl” ayuu saaray qori taasoo uu ku muujinayo in Sterling uu ka tagay kooxda Liverpool, isagoo sidoo kale sadexa xaraf ee soo hartay “ING” ku daray xarafka “S” taasoo si buuxda uga dhigan “INGS” waana weerayahanka da’da yar ee kooxda Burnley Danny Ings.

Barta twitter-ka ayuu sopo dhigay maaliyada kadib markii uu ka warhelay in Sterling uusan kusii nagaan doonin kooxda Liverpool..

Twitter

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>