Home » Maxaa Cusub » Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay CR7 Iyo Messi Kulankii Xalay Ka Dhacay Old Trafford

Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay CR7 Iyo Messi Kulankii Xalay Ka Dhacay Old Trafford


2346A53100000578-0-image-15_1416342466503

Garoonka Old Trafford wuxuu marti galiyay xalay kulan culus madama Portugal iyo Argentina ay isku fara saareen, waxaana ciyaar xiiso badan oo dhacday ay 1-0 guusha ku raacday Portugal.

Kulankaan wuxuu xiiso gaar ah u lahaa labada xidig ee haatan ugu sareeya kubada cagta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo, inkastoo dadka badi ay aaminsan yahiin iney yahiin xidigo isku cadaawad qaba.

CR7 iyo Messi ayaa xalay soo afjaray fikradii qaldaneyd ee laga aaminsanaa isku dhaca iyo xifaaltanka labadaan xidig kadib markii laga qabtay sawiro muujinaya iyagoo isku dhoola cadeynaya iskuna faraxsan.

2346BB9800000578-0-image-11_1416342433948 2346EEF900000578-0-image-42_1416342941167 2346EFA300000578-0-image-41_1416342660171 2346F45900000578-0-image-27_1416342590623 2346FA6500000578-0-image-2_1416342383787 23470C4F00000578-0-image-39_1416342643311 23470F8400000578-2839895-image-1_1416344559753 234702FC00000578-0-image-20_1416342519100 234713C900000578-2839895-image-6_1416344663203 2347223F00000578-2839895-image-8_1416344683569 1416342432141_Image_galleryImage_Argentina_s_Lionel_Messi_ 1416342457860_Image_galleryImage_SPT_GCK_181114_Football_I 1416342573800_Image_galleryImage_Argentina_s_Lionel_Messi_ 1416342641751_Image_galleryImage_Portugal_s_Cristiano_Rona 1416344725292_Image_galleryImage_Cristiano_Ronaldo_of_Port 2347392900000578-2839895-image-5_1416344629232

One Response to Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay CR7 Iyo Messi Kulankii Xalay Ka Dhacay Old Trafford

  1. sakariye Reply

    November 19, 2014 at 6:28 pm

    wwoooooooooooooooooooooooo wa laba ciyaartoy ee ugu wngsana mana ah in waxaan kaa dhaxyen ay bulshadu ku tilmaamna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>