Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Mesut Ozil, Kolo Touré, Fellaini & Xidigaha muslimka Ah Ee Ka Xamaasha Horyaalka Premier League

Sawiro: Mesut Ozil, Kolo Touré, Fellaini & Xidigaha muslimka Ah Ee Ka Xamaasha Horyaalka Premier League

Premier-League-muslim-Players-2014

Warbixintaan waxaa la baahiyay 18-August-2013 waxaana lagu baahiyay Website-ka gaarka ah ee xiriirka England FA-ga, Mesut Ozil, Kolo Toure, Yaya Toure, Bacary Sagna & Edin Dzeko ayaa horkacaya Wiilasha Muslimka ah ee ka xamaasha Premier League.

Wiilka islaamka kula dabaal dagay Eid Mubarak ee Samir Nasri iyo Sido kale wiilasha Faransiiska ee Kooxda Newcastle ayaan ka marneyn liiska.

Goolhayaha Dalka Cumaan Al-Habsi ee Wigan Ayaa ku jira liiska waxaana sidoo kale liiska kasoo muuqan doona Marouene Fellaini & Adnan Januzaj.

Mesut Ozil Salary 2014

Mesut Ozil

Wadanka Uu Udhashay: German (Turkish roots)

Kooxda uu uciyaaro: Arsenal

Da diisa: 24

adnan januzaj muslim player

adnan januzaj

wdan ka uu udhashay  : Brussels, Belgium

kooxda uu u ciyaaro:  Manchester United

Da diisa :  19

Abou Diaby Muslim Premier League player

Abou Diaby

Wadanka uu udhashay : French

Kooxad uu u ciyaaro: Arsenal

Da diisa: 27

Adel Taarabt

Adel TaarabtAdel Taarabt

Kudhashay : Morocco

Dhalasha uu haysto: French

Kooxda uu u ciyaaro: QPR

Da diisa: 24

Ahmed Elmohamady

kudhashay: Basyoun, Egypt

dhalashada uu haysto: Egyption

kooxda uu uiyaaro: Sunderland

Da diisa : 25

Ali Al-Habsi

kudhashay: Oman

dhalashada uu haysto: Oman

kooxda uu u ciyaaro : Wigan

Da diisa : 31

Armand Traoré

Ku dhashay : Châtenay-Malabry, France

Dhalashada uu haysto: French

Kooxda uu u ciyaaro: QPR

Da diisa : 23

Bacary Sagna

Ku dhashay : Sens, France

Dhalashada uu haysto: French

Kooxda uu uciyaaro: Arsenal

Da diisa : 30

Damba Ba

Ku dhashay : Sèvres, France

Dhalashada uu haysto: French

Kooxda uu uciyaaro: Chelsea

Da diisa: 28

Kolo Touré

Ku dhashay : Bouaké, Côte d’Ivoire

Dhalashada uu haysto: Côte d’Ivoire

Kooxaha uu u ciraayay: Arsena, ManCity,

Da diisay: 32

Kooxda uu hada u cayaaro: Liverpool

Leon Osman

Kudhashay : Higher End, UK

Dhalashada uu haysto: English

Kooxda u u ciyaaro: Everton

Da diisa : 32

Mamady Sidibe

kudhashay:  Kremis, Mali

dhalashada uu haysto: Malian

kooxda uu u ciyaaro: Stoke City

da diisa: 33

Marouane Chamakh

Kudhashay :  Tonneins, France

Dhalashada uu haysto: French

Kooxda uu uciyaaro: Arsenal

Da diisa : 29

Marouane Fellaini

Ku dhashay :  Etterbeek, Belgium

Dhalashada uu haysto: Belgian

Kooxda uu usoo  ciyaaray: Everton

kooxda uu hada u cayaaro : man united

Da diisa : 25

Mohamed Diame

Ku dhashay :  Créteil, France

Dhalashada uu haysto:Senegal, French

Kooxda uu uciyaaro: West Ham United

Da diisa : 26

Edin Džeko

Ku dhashay : Sarajevo, Bosnia and Herzegovina

Dhalashada uu haysto: Bosnia and Herzegovina

Kooxda uu uciyaaro: ManCity

Da diisa : 27

Moussa Dembele

Ku dhashay : Wilrijk, Belgium

Dhalashada uu haysto:Belgian

Kooxda uu u ciyaaro: Tottenham

Da diisa : 27

Papiss Cissé

Ku dhashay :  Dakar, Senegal

Dhalashada uu haysto: Senegal

Kooxda uu u ciyaaro: Newcastle United

Da diisa : 28

Samir Nasri

Samir Nasri Samir Nasri

Ku dhashay : Marseille, France

Dhalashada uu haysto: French

Kooxda uu u soociyaaray: Arsenal,

kooxda uu hada u ciyaaray:ManCity

Da diisa : 26

Yaya Touré

Ku dhashay: Bouaké, Côte d’Ivoire

Dhalashada uu haysto: Côte d’Ivoire

Kooxda uu u ciyaaro: ManchesterCity

Da diisa : 30

Younes Kaboul

Ku dhashay : Saint-Julien-en-Genevois, France

Dhalashada uu haysto :French

Kooxda uu u ciyaaro: Tottenham

Da diisa : 27

 Hatem Ben Arfa

Ku dhashay : Clamart, France

Dhalashada uu haysto :French

Kooxda uu u ciyaaro: Newcastle United

Da diisa : 26

 

 

 

http://www.tsmplug.com/extra/muslim-players-in-english-premier-league/
Waxaa Aqrisay: (820)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>