Home » Horyaalada » La Liga Spain » Sawiro: Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Tababarahooda Cusub Ee Reer Spain Rafael Benitez

Sawiro: Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Tababarahooda Cusub Ee Reer Spain Rafael Benitez


Real Madrid ayaa xaqiijisay in Rafael Benitez uu yahay macalinkooda cusub ee shaqada ka badalaya macalinkii dhawaan shaqada laga raacdeeyay ee Carlo Ancelotti.

55-jirkaan reer Spain ayaana ahaa shaqsigii ugu cad-cadaa ee ay saxaafada kubada cagta caalamka la xiriirinayeen shaqada Madrid balse ugu dambeyntii waxaa loo magacaabay tababaraha kooxda Madrid kadib laba sanadood oo uu kusoo qaatay koxda Napoli.

Si kastaba goor dhaweyd ayey Madrid warbixin ku xaqiijisay in macalinkaan uu yahay macalinka sadexda sano ee soo aadan maamuli doona kooxda wuxuuna heshiiskiisa dhamaan doonaa sanadka 2018.

Rafa Rafa1 Rafa2

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>