Mukhtaar Ali Afgooye oo ah wiil soomaali ah ayaa kasoo muuqday Shaashadaha Aduunyada waana wiil ku jira xerada da’yarta kooxda Blues (Chelsea) waana kabtanka kooxda kaas oo looga yeeray xulka Qaranka Ingiriiska ee da’doodu ka hooseyso 16-jirada.
Mukhtaar ayaa sidoo kale lagu tilmaamay inuu Yahay Lampard-ka mustaqbalka kooxda Blues waxaana idiin so bahin doonaa Kubad laad xor ah uu ka dhaliyay Kooxda Real Madrid da’yartooda 16-jirada isagoo xiran Maaliyada Kooxda Chelsea.
Daawo Muuqaalka Laadka Xorta Ah Ee Mukhtaar Ali Afgooye
Waxaa Aqrisay: (893)
Mogadishu - Somalia