Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Xidigaha Man City & Xasaskooda Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Deeq Aruurin Ah Oo Uu Agaasimay James Milner

Sawiro: Xidigaha Man City & Xasaskooda Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Deeq Aruurin Ah Oo Uu Agaasimay James Milner


City

James Milner ayaa casuumay ciyaartoyda kooxda Manchester City kadib guushii ay ka gaareen Southampton iyagoo ka qeyb galay xaflad ay deeq ku aruurinayeen hay’ad samafal ah oo uu madax ka yahay James Milner.

Kooxda difaacaneysa horyaalka Premier League-ga ayaa 3-0 ku garaacday Southampton kulan ka dhacay St Merry, inkastoo xidigaha City ay 10-ciyaariyahan ku ciyaarayeen 15-kii daqiiqo ee ugu dambeeyay ciyaarta.

Hay’adda Samafalka oo uu madaxda ka yahay James Milner waxey mar walba raadiysaa dadka qaba cudurka Luekaemia iyadoo caawinaad u sameysa qoysaska dadka ay lasoo darsaan cuduradaas.

Lampard, Kompany, Silva, Nasri, Yaya, Clichy, Caballero iyo Hart ayaa ka qeyb galay xaflada iyadoo ay ku wehliyeen xaasaskooda waxeyna u aheyd waqti farxad ah.

239EEA8C00000578-0-image-19_1417421431348 23A037F600000578-0-image-24_1417421533512 23A038D200000578-0-image-20_1417421440675 23A039BE00000578-0-image-12_1417421308338 23A039D600000578-0-image-25_1417421542887 239EE30200000578-2855700-image-44_1417422746335 23A0385200000578-0-image-36_1417421721637 23A0390A00000578-2855700-image-52_1417424717729 23A0385A00000578-0-image-35_1417421714181 23A039F200000578-2855700-image-45_1417422755996 239EF79300000578-0-image-27_1417421590660 239F46EB00000578-2855700-image-56_1417424993673 239F473A00000578-2855700-image-51_1417424711559 239F485600000578-2855700-image-57_1417424999907

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>