Roberto Firmino ayaa la wareegay hadal heynta suuqa kala iibsiga qaarada Yurub kadib markii ay 23-jirkan naadiga Liverpool ku iibsatay £29M.
Firmino ayaa noqday laacibka labaad ee taariikh ahaan ugu qaalisan kaasi oo ay Liverpool soo iibsato sidoo kalena kubad sameeyahan wuxuu ka mid noqday xidigaha reer Brazil kuwooda ugu qaalisan oo ay kooxaha EPL iibsadaan.
Hadaba hoos kaga bogo taariikh ahaan kooxaha reer England xidigaha reer Brazil oo ay soo iibsadeen kuwooda ugu qaalisan iyo lacagaha ay kusoo qaateen:
Robinho to Manchester City – £32.5m
Willian to Chelsea – £32m
Fernandinho to Manchester City – £30m
Roberto Firmino to Liverpool – £29m
Anderson to Manchester United – £27m
Oscar to Chelsea – £25m
David Luiz to Chelsea – £21.3million
Ramires to Chelsea – £19.8m
Jo to Manchester City – £18m
Paulinho to Tottenham – £17m