Home » Maxaa Cusub » Sedex Ka Mid Ah Xidigaha Man United Oo Garoomada Dib Ugu Soo Laaban Doonaan Todobaadka Dambe

Sedex Ka Mid Ah Xidigaha Man United Oo Garoomada Dib Ugu Soo Laaban Doonaan Todobaadka Dambe


Carrick

Macalin Luis Van Gaal ayaa saxaafada u sheegay in xarunta tababarka Man United haatan cidlada ka dhamaan rabto madaaa dhamaan xidigaha kooxdan ay kasoo wada kaban rabaan dhaawacyada ay ku maqnaayeen.

United xili cayaareedkan dhaawacyo ayaa hareeyeen balse haatan xidigo farabadan ayaa dib ugu soo laabanayaan kooxdan faca weyn waxaana haatan la xaqiijiyay in maal mihii ugu dambesay ay xarunta tababarkan soo xaadireen xidigaha kala Phil Jones, Chris Smalling iyo Michael Carrick.

Madaama Man United kulankeeda ugu soo horeeyo EPL ay cayaari doonto Isniinta dambe waxay sedexdan xidig heestaa fursad aad u wanaagsan oo ay kulankan kaga qayb qaadan karaan.

Sidoo kale Jonny Evans ayaa isna la sheegay inuu dib ugu soo laaban doono tababarka Man United hal todobaad kadib sida darteed United oo haatan isla qabsatay iyo dhamaan xidigaheeda oo usoo wada kabteen marka laga reebo Andrea Herrera halis weyn ayaa laga filan karaa!

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>