Home » Maxaa Cusub » Sergio Aguero Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Kabta Dahabka Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska Kuna Garaacay Kane & Costa (+Sawiro)

Sergio Aguero Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Kabta Dahabka Gooldhalinta Horyaalka Ingiriiska Kuna Garaacay Kane & Costa (+Sawiro)


Aguero Golden

Weeraryahanka kooxda Manchester City Sergio Aguero ayaa ku guuleysay Abaalmarinta Kabta dahabka gooldhalinta horyaalka Ingiriiska kadib markii uu xagaagan dhaliyay 26-gool.

Xidigaan reer Argentina kuma guuleystan inuu kooxdiisa u difaaco koobka Horyaalka madama ay Chelsea la hoyatay balse si shaqsi ah ayuu guul u gaaray isagoo Harry Kane iyo Diego Costa ku garaacay Abaalmarinta Golden Boot ee la siiyo xidiga ugu goolasha badan Horyaalka Ingiriiska.

Goolkiisii ugu dambeeyay xagaagan dhamaadka ah wuxuu ka dhaliyay Southampton maalintii ugu dambeysay horyaalka, waxaana sidoo kale xusid mudan in labada wiil ee kusoo xiga ay shabaqa taabteen.

Harry Kane oo ah wiil da’yar oo ka tirsan Tottenham ayaa labaad galay isagoo keensaday 21-gool, halka Diego Costa oo ay dhaawacyo iyo ganaaxyo hareeyeena uu dhaliyay 20gool.

Liiska Kala Sareyntas Gooldhalinta:

26-gool

Sergio Aguero (Manchester City)

21-gool

Harry Kane (Tottenham Hotspur)

20-gool

Diego Costa (Chelsea)

18-gool

Charlie Austin (Queens Park Rangers)

16-gool

Alexis Sanchez (Arsenal)

14-gool

Olivier Giroud (Arsenal)

Eden Hazard (Chelsea)

Saido Berahino (West Bromwich Albion)

13-gool

Christian Benteke (Aston Villa)

12-gool

David Silva (Manchester City)

Wayne Rooney (Manchester United)

Graziano Pelle (Southampton)

11-gool

Danny Ings (Burnley)

Leonardo Ulloa (Leicester City)

Wilfried Bony (Manchester City)

Papiss Cisse (Newcastle United)

Mame Biram Diouf (Stoke City)

Nacer Chadli (Tottenham Hotspur)

10-gool

Romelu Lukaku (Everton)

Yaya Toure (Manchester City)

Robin van Persie (Manchester United)

Sadio Mane (Southampton)

Christian Eriksen (Tottenham Hotspur)

Diafra Sakho (West Ham United)

Aguero Golden 2

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>