Home » Horyaalada » La Liga Spain » Shan Dhaliye CR7 Oo kasoo Muuqday Iyo Messi Oo Laga Waayay Kooxda Isbuuca Horyaalka Spain

Shan Dhaliye CR7 Oo kasoo Muuqday Iyo Messi Oo Laga Waayay Kooxda Isbuuca Horyaalka Spain


La Ligaq

Real Madrid ayaa soo rogaal celisay kadib markii ay 9-1 ku xasuuqday kooxda Granada kulan ay Santiego ku qaabishay axadii, inkastoo ay afar dhibcood wali ka hooseyso kooxda Barcelona.

Ronaldo ayaa hurdada ka kacay isagoo dhaliyay shan gool, Madrid ayeyna ugu dambeysay iney 9-gool ku badiyaan sanadii 1967-dii, dhanka kale Methieu ayaa goolka guusha u dhaliyay Barcelona kulankii ay isla axadii martida u aheyd Celta Vigo.

James Rodriguez ayaa dib ugu soo laabtay safka hore Real Madrid kadib mudo uu dhaawac ku maqnaa si dhaqso ah ayuuna usoo galay kooxda isbuuca madama uu qeyb libaax leh ka qaatay xasuuqii Granada.

Barcelona ayaa kooxdaan ku leh laba xidig waxaana kaga soo muuqday Mathieu iyo Pique kuwaas oo ah labada xidig ee dadaalka dheer u galay sadexda dhibcood.

Weeraryahanada MSN ayaan midkood kasoo muuqan, halka Benzema iyo Bale ay qudhooda seegeen, goolhaye Alvarez ayaa sidoo kale isna kasoo muuqday.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>