Home » Maxaa Cusub » SHAN GEESOOD: Yaa Ku jira Kooxda Riyada Shan Geesoodka Ah Ee Xidiga Paris Saint Germain Edinson Cavani

SHAN GEESOOD: Yaa Ku jira Kooxda Riyada Shan Geesoodka Ah Ee Xidiga Paris Saint Germain Edinson Cavani


five_a_side

Sida dhawan socotay waxaa halyeeyada kubada cagta iyo xirfadleyda haatan ee ka xamaalata kubada cagta ay dooraneyeen shax shan geesood ah oo uu ku dhisayo xidigaha uu jeclaan lahaa inuu ka garab ciyaaro.

Shaxda Shan Geesoodka ah ee Edinson Cavani wuxuu kusoo koobay Finalka Champions League-ga madama uu doortay afar xidig oo uu u kala ciyaara kooxaha Juventus iyo Barcelona oo lagu shaneeyay isaga qudhiisa.

Cavani ayaa ka doortay Barcelona xidigaha reer Latin America ee Lionel Messi iyo Neymar JR, halka Juventus uu kasoo doortay labada wiil ee reer talyaani Giorgio Chiellini iyo Andrea Pirlo.

“Waan jeclaan lahaa inaan ka garab ciyaaro Chiellini, Neymar iyo Messi” ayuu yiri Cavani.

“Sidoo kale waxaan dooran lahaa Andrea Pirlo, sababtoo ah mar walba kubada ayaan heysaneynaa”

Si kastaba Edinson Cavani ayaa doorarkooda ku kala amaanay afarta xidig oo uu doortay inkastoo Messi uu ku tilmaamay mucjiso kubada cagta ah.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>