Home » Falanqeynta » Shaxda Rasmiga Ah Kulank Man City vs Crystal Palace

Shaxda Rasmiga Ah Kulank Man City vs Crystal Palace


City vs Palace

Manchester City ayaa kusoo gashay weerar la’aan madama ay dhaawac yahiin Sergio Aguero, Edin Dzeko iyo Steven Jovetic, sidoo kalana kursiga keydka kuma soo bilaaban da’yarka Pozzo.

Sinclair ayaa mudo kadib kursiga ketdka kusoo bilawday, xili xidigaan uu mudo ku rafaadsan yahay kooxda Manchester City.

MAN CITY:

Hart, Zabaleta, Demichelis, Mangala, Kolarov, Fernandinho, Navas, Yaya Toure, Silva, Nasri, Milner

KEYDKA:

Caballero, Boyata, Sagna, Fernando, Lampard, Ambrose, Sinclair

CRYSTAL PALACE:

Speroni, Kelly, Dann, Hangeland, Ward, Bolasie, Jedinak, Ledley, McArthur, Puncheon, Campbell

KEYDKA:

Hennessey, Mariappa, Delaney, Bannan, Thomas, Zaha, Gayle

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>