Liverpool ayaa marti ku noqon doonta Emirates Stadium iyadoo la balansan kooxda Arsenal waxeyna dooneysaa iney soo nooleyso hamigeeda kasoo qeyb galka Champions League.
Sterling oo xaalad xun oo dhanka mustaqbalkiisa ah ku jira ayaa kusoo bilowday, waxaana ka barbar ciyaari doona Coutinho iyo Markovic.
Dhanka kale Ozil ayaa cawin doona Sanchez iyo Giroud halka Ramsey uu dhexda la wadaagi doono Cazorla
Arsenal:
Ospina, Bellerin, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Coquelin, Cazorla, Ramsey, Ozil, Alexis, Giroud
Keydka:
Macey, Gibbs, Gabriel, Flamini, Rosicky, Walcott, Welbeck
Liverpool:
Mignolet, Can, Toure, Sakho, Allen, Lucas, Moreno, Henderson, Coutinho, Markovic, Sterling.
Keydk:
Jones, Johnson, Lovren, Sturridge, Manquillo, Borini, Brannagan.