Home » Falanqeynta » Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Barcelona vs Cordoba: MSN Oo Aan Kusoo Wada Bilaaban

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Barcelona vs Cordoba: MSN Oo Aan Kusoo Wada Bilaaban


Barca

Neymar JR ayaa kursiga keydka kusoo bilawday madama uu dhaawac ku seegay kulankii Copa Del Rey, waxaase si wadajir ah ugu soo bilawday Suarez iyo Messi, halka Iniesta uu mudo kadib helay safka hore madama uu dhaawac ahaa.

Rakitic ayaa dhexda la wadaagi Doona Sergio Busquets, halka Xavi ay kursiga keydka ku wehliyaan Munir El Hadadi iyo Rafinha.

BARCELONA:

C. Bravo, Mascherano, Alba, Montoya, Piqué, Rakitic, Sergio, Pedro, A. Iniesta. Suárez, Messi,

KEYDKA:

Ter Stegen, Adriano, Mathieu, Xavi, Rafinha, Neymar Jr, Munir

CORDOBA:

Juan Carlos, Saizar, Campabadal, Pantic, Crespo, Iñigo, Pinillos, Deivid, Borja García, Abel Gómez

KEYDKA:’

López Silva, Rossi, Fidel, Ghilas, Ekeng, Fede Cartabia, Florin

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>