Weeraryahanada la isugu goodiyo ee MSN iyo BBC ayaa si wadajir ah labada koox ugu soo bilowday kulan xiiso badan oo dhexmari doona labada kooxood ee Barcelona iyo Real Madrid.
El-Clasico ayaana goor dhaw ka bilaaban doonta garoonka Camp Nou ee gobolka Catalonia.
Sergio Busquets ayaa kursiga la wadaagaya Xavi iyo Pedro, halka dhanka kale Real Madrid ay kursiga galisay Lucas Silva iyadoo Isco, Kroos iyo Modric dhexda soo galisay.
BARCELONA:
Bravo, Mathieu, Pique, Alves, Alba, Mascherano, Rakitic, Iniesta, Suarez, Messi, Neymar
KEYDKA:
Ter Stegen, Sergio, Xavi, Pedro, Rafinha, Bartra, Adriano
REAL MADRID:
Casillas, Pepe, Ramos, Carvajal, Marcelo, Isco, Modric, Kroos, Bale, Ronaldo, Benzema
KEYDKA:
Navas, Varane, Chicharito, Lucas Silva, Arbeloa, Jese, Illara