Pep Guardiola ayaa u baahan inuu guul gaaro kaliya hadii uu doonayo inuu soo gaaro wareega quater finalka koobkaan.
Ribery, Muller, Robben iyo Lewy ayaa kusoo wada bilowday taasoo muujineysa in Bayern ay guul u hamuun qabto.
BAYERN MUNICH:
Neuer, Boateng, Badstuber, Alaba, Rafinha, Schweinsteiger, Gotze, Muller, Ribery, Robben, Lewandowski
KEYDKA:
Reina, Dante, Benatia, Pizarro, Bernat, Rode, Lahm
SHAKHTAR DONETSK
Pyatov, Srna, Kucher, Rakitskiy, Shevchuk, Fred, Stepanenko, Costa, Teixeira, Taison, Adriano.
KEYDKA: