Matic ayaa kusoo bilowday shaxda Jose Mourinho ee kulanka caawa, iyadoo shaxdii uu guusha ku doonayay aysan waxba ka maqneen.
Zouma ayaa fadhiya iyadoo Cahill iyo Terry ay daafaca ciyaari doonaa.
Dhanka kale Lavezzi ayaa kursiga la galiyay waxaana laga doorbiday Pastorea, halka Mota algu soo bilaabay, waxaana daafaca ciyaari doona Luiz.
CHELSEA:
Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry, Azpilicueta; Fabregas, Matic; Ramires, Oscar, Hazard, Costa.
KEYDKA:
Zouma, Filipe Luis, Willian, Cuadrado, Remy, Drogba
PSG:
Sirigu; Marquinhos, Silva, Luiz, Maxwell; Verratti, Motta, Matuidi; Pastore, Ibrahimovic, Cavani
KEYDKA:
Douchez, Camara, Digne, Van der Wiel, Rabiot, Bahebeck, Lavezzi.