Jose Mourinho ayaa keydka galiyay Diego Costa isagoo kusoo bilaabay Remy, waxaana caawin doona Oscar iyo Hazard.
Willian ayaana dhexda la wadaagi doona Fabregas iyo Matic, dhanka kale Crouch ayaan kusoo bilaaban iyadoo Walter iyo Diouf ay weerarka kusoo bilowdeen.
Chelsea:
Courtois; Ivanovic, Cahill, Terry , Azpilicueta; Matic, Fabregas; Willian, Oscar, Hazard; Remy.
Kaydka:
Cech, Zouma, Filipe Luis, Ramires, Cuadrado, Drogba, Diego Costa
Stoke City:
Begovic; Cameron, Shawcross (c), Wollscheid, Wilson; Ireland, Whelan, Nzonzi, Adam; Walters, Diouf.
Keydka: