Home » Falanqeynta » Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Liverpool vs Man United: LVG Oo Aan Waxb Ka Badalin Shaxdisii

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Liverpool vs Man United: LVG Oo Aan Waxb Ka Badalin Shaxdisii


Rival

Louis Van Gaal ayaan waxba ka badalin shaxdii uu ku garaacay Tottenham Hotspur isbuucii lasoo dhaafay, iyadoo Di Maria oo kooxda kusoo laabtay uu kursiga keydka kula midoobay, Falcao, Januzaj, Rojo iyo Rafael.

Dhanka kale= Liverpool ayaa kursiga keydka galisay, Toure, Gerrard iyo Balotelli, halka weerarka ay kusoo bilowdeen, Lallana, Coutinho iyo Sturridge.

LIVERPOOL:

Mignolet, Can, Skrtel, Sakho, Henderson, Allen, Moreno, Sterling, Lallana, Coutinho, Sturridge

KEYDKA:

Jones, Johnson, Toure, Gerrard, Lambert, Lucas, Balotelli

MAN UNITED:

De Gea, Valencia, Jones, Smalling, Blind, Carrick, Herrera, Mata, Fellaini, Young, Rooney

KEYDKA:

Valdes, Rafael, Rojo, Di Maria, Januzaj, A Pereira, Falcao

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>