Home » Falanqeynta » Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Man United vs Aston Villa: LVG Oo Doortay Hal Shax

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Man United vs Aston Villa: LVG Oo Doortay Hal Shax


manchester-united-vs-aston-villa

Louis Van Gaal ayaa u muuqda mid fahmay kooxdiisa wuxuuna markaan doortay koox uu guul ka sugo Smalling ayaa kooxdaas ka maqan Rojo ayaana ciyaaraya.

Dhanka kale Mata iyo Felliani ayaa si wadajir ah ugu soo bilaabanaya, inkastoo Rooney uu wali baaqi kusii yahay afka hore.

Dhanka kale Delph, N’Zogbia, Weimann, Agbolnahor iyo Benteke ayaa si wadajir ah ugu soo bilowday shaxda Aston Villa.

Man United:

De Gea, Valencia, Jones, Rojo, Blind, Carrick, Herrera, Mata, Fellaini, Young, Rooney

Keydka:

Valdes, Rafael, McNair, A Pereira, Januzaj, Di Maria, Falcao

Aston Villa:

Guzan, Hutton, Okore, Clark, Lowton, Delph, Sanchez, N’Zogbia, Weimann, Agbonlahor, Benteke

Keydka:

Given, Vlaar, Bacuna, Cole, Gil, Baker, Grealish.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>