Radamel Falcao ayaa kusoo bilowday safka hore ee Manchester United, isagoo weerarka la wadaagi doona Robin Van Persie.
Sidoo kale Blind, Rooney & Di Maria ayaa dhexda ka caawin doona, halka Januzaj uu markii labaad oo xiriir ah kusoo bilawday.
Dhanka kale Song ayaa dhexda fadhiya iyadoo Sakho iyo Valencia ay weerarka iska kaashan doonaan.
WEST HAM UNITED:
Adrian, Jenkinson, Tomkins, Kouyate, Cresswell, Song, Noble, Nolan (c), Downing, Sakho, Valencia
KEYDKA:
Jaaskelainen, O’Brien, Oxford, Amalfitano, Jarvis, Cole, Lee
MANCHESTER UNITED:
De Gea, Valencia, Jones, Rojo, Shaw, Blind, Rooney, Januzaj, Di Maria, Falcao, van Persie
KEYDKA:
Valdes, Smalling, McNair, Fellaini, Herrera, Mata, Wilson