Macalin Jose Mourinho xagaagan daganaansho ayuu dhanka suuqa Yurub ka muujinaa madaama xili cayaareedkii dhawaa kooxdisia Chelsea ay ku guuleesatay horyaalka England.
Haatan waxaa la sheegay in Blues ay dooneyso labada xidig ee reer Spain kuwaas oo ka kala tirsan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid.
Macalin Jose Mourinho ayaa si gaar ah u xiiseenayo kubad sameeye Isco iyo weeraryahanka tayada wanaagsan Pedro.
Waxaana la sadaalinaa in Chelsea saxiixyada labadan xidig ay xagaagan ku guuleesan doonto.
Hadaba Isco iyo Pedro hadii ay Stamford Bridge imaadaan maxaa iska badali doono Line Up-ka Chelsea:
Goolhaye: Thibaut Courtois
Daafaca: Branislav Ivanovic, Gary Cahill, John Terry, Cesar Azpilicueta
Khadka dhexe: Nemanja Matic, Isco, Cesc Fabregas
Weerarka: Eden Hazard, Pedro, Diego Costa
Gary cahill
15-July-2015 at 10:28 am
Waa line up aad u fiican isco waxaan kasii jeclaan lahaa koke
Courtoi
ivanavic cahil Terry azpilli
Matic
Fabregas koke
Faluo hazard costa
Manqaboojiye
15-July-2015 at 6:54 pm
Goolhaye:
Thibaut Courtois
Manqaboojiye
15-July-2015 at 6:59 pm
CHELSEA FC FORMATION 2015/16
. Thibaut Courtois.
Ivanovic, Cahill, Terry, LUIS
WILLIAM MATIC CESC EDEN HAZARD.
. COSTA, FALCAO.
liban Ibrahim
16-July-2015 at 5:37 am
asc all wa slm horta wxn dhihilahaa new season ka lin up ka.
defensive:ivano, Cahill, berry, Aspliquata.
middle ka: Matij,fabregas, William,
forward:Hazard, Pedro, falco
hanad
16-July-2015 at 6:25 pm
hhhhhh wialam aawa wiilka ay chalsea ku dhaarato