Home » Maxaa Cusub » Simon Kjaer Oo Iska Diiday Liverpool Kuna Biiraya Fenerbahce Si Uu Koob Ugu Guuleysto

Simon Kjaer Oo Iska Diiday Liverpool Kuna Biiraya Fenerbahce Si Uu Koob Ugu Guuleysto


Kjear

Simon Kjaer ayaa mudo badan bartilmaameed u ah kooxda Liverpool balse haatan wuxuu ka doortay ku biiritaanka Fenerbahce si uu koobab ugu guuleysto.

26-jirkaan heerka caalami ee xulka Denmark ayaa laba xili ciyaareed oo qurux badan ku qaatay kooxda Lille ee dalka faransiiska waxaana in badan dooneysa Liverpool, balse ma doonayo inuu Premier League-ga imaado dhawaanahaan.

Sida la ogyahay xidigaan qoyskiisa waxey taageero u yahiin Liverpool wuxuuna xidigaan ka dhawaajiyay in qoyskiisa ay ku farxi doonaan balse isaga uusan dooneyn halkaas.

Simon  Kjear ayaa la hadlay saxaafada waxyar ka hor markii uu ku biiray kooxda Fenerbahce wuxuuna u sheegay saxaafada inuu u aaday kooxdaan reer turkey inuu koobab ku guuleysto.

Ugu dambeyntii Liverpool ayaa dooneysa iney daafac dhexe hesho si ay ugu tartanto horyaalka xagaaga soo aadan madama ay xagaagan jiifatay.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>