Home » Maxaa Cusub » Steven Gerrard Iyo Frank Lampard Oo Macsalaameeyay Horyaalka Ingiriiska Iyo Maxaase Lagu Xasuusan Doonaa Labadaan Halyeey

Steven Gerrard Iyo Frank Lampard Oo Macsalaameeyay Horyaalka Ingiriiska Iyo Maxaase Lagu Xasuusan Doonaa Labadaan Halyeey


Legends

Labada halyee ee aan kala dhicin Steven Gerrard iyo Frank Lampard ayaa soo afjareen waayahoodii Premiership-ka England.

Waxayna labadan xidig xagaagan dib ugu midoobi doonaan MSL-ka dalka Mareekanka oo ay mustaqbalkooda cayaareed kasii wadan doonaan.

Hadaba labadan xidig kulamadoodii ugu dambeeyay mid walbo gool ayuu dhaliyay balse guud ahaan maxaa lagu xasuusan doonaa xidigahan maqaamka sare kubada cagta ka gaareen:

  Gerrard Lampard
Kulamada EPL 504 609
Goolasha EPL 120 177
Kubadaha ay dhiibeen EPL 92 102
Guusha ay ka heleen EPL 50.7% 57.2%
Koobabka ay ku guuleesteen 10 13

F.G: Xogtaan ayaa ku saabsan kaliya labadan xidig waxqabadka ay la imaadeen horyaalka England balse koobabka loo xisaabiyay waa dhamaan koobabka kala duwan oo ay ku guuleesteen.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>