Home » Maxaa Cusub » Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda: Xidigaha La Filaayo In Xagaagan Lagu Iibsado Lacagaha Ugu Badan

Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda: Xidigaha La Filaayo In Xagaagan Lagu Iibsado Lacagaha Ugu Badan


Pogba

Waxaa daraasad lagu sameeyay sidoo kalena shaaca laga qaaday xidigaha la filaayo inta xagaagan suuqa Yurub ka harsan lacago qaali ah lagu kala iibsan doono.

Dabcan xogtaan laguma saleynin laacibiintaan qiimaha ay suuqa Yurub ka joogaan balse waxaa lagu saleeyay lacagaha ay kooxahooda dul dhigeen sidoo kalena ay macquul tahay inay naadiyada ay doonayaan ku iibsadaan.

Hadaba hoos kaga bogo xidigaha ugu caansan Yurub ee xagaagan lacagaha aadka u fara badan lagu iibsan doono:

10) Karim Benzema – £30m

9) Christian Benteke – £32.5m

8) Harry Kane – £40m

7) Sergio Ramos – £40m

6) Raheem Sterling – £50m

5) Angel Di Maria – £55m

4) Thomas Muller – £60m

3) Gonzalo Higuain – £67m

2) Paul Pogba – £71m

1) Gareth Bale – £100m

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>