Home » Maxaa Cusub » Taageere Liverpool Ah Oo Lagu Fadeexeeyay Twitter-ka Kadib Markii Uu Sharaf Dhac Ku Tilmaamay Muslimiin Ku Tukaneysa Anfield

Taageere Liverpool Ah Oo Lagu Fadeexeeyay Twitter-ka Kadib Markii Uu Sharaf Dhac Ku Tilmaamay Muslimiin Ku Tukaneysa Anfield


Anfield

Taageere ka tirsan Liverpool ayaa qalalaaso ka abuuray twitter-ka kadib markii uu sawir muslimiin ku tukaneysa garoonka Anfield ku tilmaamay sharaf dhac.a

Inkastoo Liverpool Echo ay qarisay wajiga taagerahaan oo fadhiya meel aan ka fogeen goob ay laba nin oo muslim ah ku tukanayeen waqtigii nasashada kulankii ay Liverpool barbaraha gool la’aanta ah la gashay Blackburn Rovers kulankii FA Cupka.

@stedoddnew: ayuu kusoo galaa twitter-ka taagerahaan waxeyna noqotay hadal heynta ugu badan ee twitter-ka isbuucaan madama shaqsigaan lagu ceebeeyay boggan.

LFCChris:

“Qaladka kaliya ee jira ayaaba ah inaad tahay taageero Liverpool”

Marwan Elsaifi:

“Ma Waxaad dooneysay inaad aragto Kolo iyo Can oo joojiyay salaada ka hor bilowga kulankaan”

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>