Home » Maxaa Cusub » Taariikh Ahaan Waa Kuwee 20-Laacib Ee Ugu Kubad Dhiibista Badan Koobka Horyaalada Yurub

Taariikh Ahaan Waa Kuwee 20-Laacib Ee Ugu Kubad Dhiibista Badan Koobka Horyaalada Yurub


Giggs

Madaama caawo la cayaari doono kulamada 4-aad ee koobka horyaalada Yurub qaybtiisa Guruubyada waxaan taariikh ahaan idiin heynaa laaciibiinta tartankan ugu kubad dhiibista badan kuwaas oo lagu tilmaamay deeqsiyaasha Yurub.

Tartankan qiimaha badan inta badan marka laga hadlaayo xogtiisa iyo qubanahiisa u gaarka ah waxaa lagu saleeyaa taariikh ahaan laga soo bilaabo sanadii 1993 markii koobkan laga dhigay nidaamka Guruubyada sidoo kalena loo bixiyay (UEFA Champions League).

Hadaba hoos kaga bogo 20-ka laacib ee Yurub ugu deeqsisan kuna caan baxeen inay koobka horyaalada Yurub kubadaha ugu badan dhiibaan:

20) Clarence Seedorf – 14-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

20) Philipp Lahm – 14-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

20) Angel Di Maria – 14-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

20) Juninho Pernambucano – 14-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

20) Arjen Robben – 14-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

17) Dani Alves – 15-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

17) Thierry Henry 15-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

17) Andrea Pirlo – 15-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

15) Wesley Sneijder – 16-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

15) Franck Ribery – 16-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

13 Wayne Rooney –17-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

13) Florent Malouda –17-kubadood ayuu tartankan dhiibay.

12) Karim Benzema – 18 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

10) Samuel Eto’o – 19 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

10) Lionel Messi – 19 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

6) Zlatan Ibrahimovic – 20 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

6) Mesut Ozil – 20 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

6) Andres Iniesta – 20 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

6) Cesc Fabregas – 20 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

4) Cristiano Ronaldo – 21 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

4) Frank Lampard – 21 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

3) Kaka – 22 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

2) Xavi – 24 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

1) Ryan Giggs – 27 kubadood ayuu tartankan dhiibay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>